Talaado, August 12, 2025
3-5 galabnimo
Maktabadda Oxboro (Oxboro Library)
8801 Portland Ave S,
Bloomington, MN 55420
Shaqaale ka socda Bloomington Public Health and Sustainability (Bandhigga Ilaha Caafimaad ku Noolaanta iyo Caafimaad ku Waaridda ee Bloomington) ayaa idinla wadaagi doona ilaha kaa caawin kara inaad ku noolaato nolol caafimaad leh oo waara. Macluumaadka waxaa lagu heli doonaa af Soomaali iyada oo lala kaashanayo shaqaale iyo turjubaano ku hadla af Soomaaliga.
- Baro waxyaalo ku saabsan orgaaniga iyo dib-u-warshadaynta.
- Baro sida gurigaaga looga dhigo mid caafimaad qaba oo raaxo badan leh.
- Baro waxyaalo ku saabsan ilaha caafimaadka ee bilaashka ah.
Cuntooyin fudud (snacks) oo bilaash ah!
Waxaan ku hadlaa Soomaali Weelasha qashinka lagu shubo oo bilaash ah, nalal, dhalooyinka biyaha lagu cabo ee dib loo isticmaali karo iyo waxyaalo kale oo badan!
La xiriir Munira Salad, Public Health Specialist wixii su’aalo ah ee aad qabto:
Taleefanka: 952-563-4960
Iimayl: msalad@bloomingtonmn.gov
Waxaan ku hadlaa Soomaali
Staff from Bloomington Public Health and Sustainability will be sharing resources to help you live a healthier, more sustainable life. Information will be available in Somali with help from Somali-speaking staff and interpreters.
- Learn about organics and recycling.
- Learn how to make your home healthier and more comfortable.
- Learn about free health resources.
Free snacks!
Free compost bins, lightbulbs, reusable water bottles and more!
Contact Munira Salad, Public Health Specialist with questions:
Phone: 952-563-4960
Email: msalad@bloomingtonmn.gov
I speak Somali