Contact Information

Contact Information

Housing and Redevelopment Authority

Title

Journey to Homeownership Somali Speakers

Date(s)
Starts Tuesday, May 21, 2024 - 6–8 p.m.
Widgets

Aqoon is weydaarsiga billaha ee lahaanshaha guriga.  

Bilkaste Talaadada sadaxaad ayaa labixiyaa fasalka.

Waxaa loogu talagalay duruustaan kobcinta aqoonta dadka raba in ay iibsadaan guri markii oogu horeysay.'

  • Barashada aasaaska habka iibka guriga.
  • Su'aal iyo jawaab lala yeesho Xirfad layaasha guryaha iyo lataliyayaasha lahaanshaha guryaha.
  • Talo waafi ah oo lagaasiin qaabka loomaro gadashada guriga.
  • Cunto fudud iyo cabitaan ayaa labixin fasalku inta uu socdo. 

Wixii su' aal ah fadlan laxiriir: 
Faadil Sheikhmohamed 
(952) 563-8942 
fsheikhmohamed@bloomingtonMN.gov