Koronafayraska Cusub ee 2019 (Somali)

Wacyi gelinta Coronavirus Maamulka Action Care Community Clinic and Dental

Wacyi gelinta Coronavirus Maamulka Action Care Community Clinic and Dental

Wacyi gelinta Coronavirus Maamulka Action Care Community Clinic and Dental

This video was created by Action Care Community Clinic. It is recorded in the Somali language for Somalis in Bloomington, Minnesota, and around the globe. In the video, the clinic's medical director answers questions and provides information about the COVID-19 coronavirus.
Logo

Koronafayraska Cusub ee 2019 (COVID-19) waa cudur neef-mareen oo ku dhaca dadka oo uu sababo fayras cusub. Wuxuuna ku faafi karaa qof ka qof. Fayraskan ayaa markii ugu horraysay laga helay magaalada Wuhan, ee dalka Shiinaha, wuxuuna hadda ku faafay waddamo badan oo u ka mid yahay Maraykanka.

Maadaama u kani yahay fayras cusub, wali waxa jira waxyaabo aynaan aqoon, laakiin maalin kasta waxaa soo ifbaxa waxyaabo cusub oo ku saabsan cudurka COVID-19.

Kooxaha ama faydhorka caafimaadka guud ee Minnesota ayaa arrintan u qaata si culus oo u qorsheysanaya suurtagalnimada inay jiri doonaan dad u ku dhaco.

Iska ilaali qaadashada fikradda ku saabsan qofka aad u maleyneyso inuu jirran yahay, sababtoo ah fayraskan ma xulanayo cidda uu ku dhacayo.

Ogow Kala fogaanshaha dadka

Ogow waxaad subbing karto hadaad jirato